Day: May 11, 2019
Somali News

Galmudug oo sheegtay in uu fashilmay shirkii Garoowe, War-saxaafadeed

Dhusa mareeb-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu yiri” “Dowlad Goboleedka Galmudug wuxuu niyad jab ka muujinayaa.

Read More
News in English

US Military: Airstrikes Kill 17 IS Fighters in Somalia

Mogadishu-KNN-U.S. airstrikes in Somalia have killed 17 Islamic State fighters this week, according to the U.S. military. The U.S. Africa Command (AFRICOM) said.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (11-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Imtixaanka dowladda oo maanta ka bilaabanaya inta badan gobolada dalka

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka,kaasi oo ay qaadayso dowladda Soomaaliya, 31,500 Kun iyo shanboqol.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo cadaadis siyaasadeed ku tilmaantay go,aankii Kenya

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga hadashay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan yeelanaya

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta yeeshaan kala fadhigooda Shanaad  kulankiisa 13-aad. Ajendaha kulanka maanta ayaa.

Read More