Day: May 11, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (11-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (11-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Xuseen Canshuur :-.

Read More
Somali News

Hargeysa: Maxkamadd diiday qaasidta dacwad loo heysto Xildhibaan Dhakool

Hargeysa-KNN-Maxkamadda magaalada Hargeysa waxaa isgoo silsiladeysan maanta la horgeeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool. Hayeeshee Guddoomiyaha Maxkamadda Cabdi Qawdhan, ayaa diiday in uu furo.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo daah furay Imtixaanka Shahaadiga ah

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta si rasmi ah u Daah furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare, kaasi oo ka.

Read More
Somali News

Garowe: Rag loo heysto dilkii iyo kufsigii Caa’isha Ilyaas oo mar kale maanta Maxkamadd lasoo taagay

Garowe-KNN-Maxkamadd ku taala magaalada Garowe Sabtida maanta waxaa mar kale u fadhiisatay dhegaysiga dacwadda loo haysto, 10 nin oo ku eedaysan kiiskii marxuum.

Read More
News in English

Somalia: federal and states meeting at Garowe ends with no agreement

Mogadishu-KNN-After six days of consecutive meeting between leaders of federal government and federal member states at Garowe ended with no agreement, according to.

Read More
Somali News

Faah-faahin Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Boosaaso-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay afaafka hore ee Maxkamadda darajada kowaad.

Read More
Somali News

Inkbadan 60 ruux oo ku geeriyootay badda Mediterranean’ka

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 65 ruux ayaa dhimatay kadib markii ay ladagtay dooni ay saarnaayeen oo mareysay badda Mediterranean’ka gaar ahaan meel u dhaw xeebta.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yeman oo kabaxaya goobo muhiim ah oo ay kaga suganyihiin dalkaasi

Muqdisho-KNN-Qaramada midoobe ayaa sheegtay in ay isla garteen falagaada Xuutiyiinta ee ka dagaalanta gudaha dalka Yemen in ay baneeyaan sadax dekad oo muhiim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More