Day: May 19, 2019
Somali News

Doorashadda ugu dheer, uguna weyn aduunka oo gaartay heer gaban-gabo ah

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendara Modi ayaa xusul duub kii ugu dambeeyay ugu jira in uu xisbigiisu helo kuraas aqlabiyad ah, iyadoo la gaaray.

Read More
Somali News

Puntland oo u jawaabtay Wasiir Goodax

Garowe-KNN-Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadal shalay uu magaalada Jowhar ka sheegay wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullah Goodax Barre, oo ahaa in uu fashilmay.

Read More
Somali News

Lafta Gareen oo u tacsiyeeyay saraakiil lagu dilay Bay

Baydhabo-KNN-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Llafta-gareen ayaa ka hadlay qarax shalay ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka Bay, kaasi oo Askar.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo Puntland usoo jeediyay in ay maxaabiista isdhaafsadaan

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Soomaaliland muuse Biixi Cabdi oo xalay hadal ka jeediyay nasaabad casho aheyd laguna xusayay munaasabadda 18-ka May oo ku asteysan 28sano guuradii.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (19-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More