Day: May 19, 2019
Somali News

Turkiga oo dhamaystiray heshiiskii hubka ee kala dhaxeeyay dowlada Ruushka.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ay dhamaystireen heshiiskii difaaca gantaalada ee S-400 kaas oo ay kula jireen dhigooda Ruushka. .

Read More
Somali News

Francisco Madeira iyo Gudddoomiyaha Gobalka Shabeellada Hoose oo ka wadahadlay dagaalka Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Ibaarim Aadan Najax iyo ku xigeenkiisa dhanka Maaliyadda ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Ambassador Francisco Madeira, wakiilka gaarka.

Read More
Somali News

Sucuudiga oo sheegay in uusan diyaar u ahayn dagaal uu lagalo Iran.

Muqdisho-KNN-Boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in aysan qorsheeneen dagaal ay lagasho dalka Iran kadib markii sucuudigu uu Iran ku eedeeyay weerarkii dhawaan lagu qaaday.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (19-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (19-05-2019)

Muqdisho-KNN:- Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed:- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Baardheere

Baardheere-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday Saldhigyo Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin duleedka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Dad.

Read More
Somali News

Askari Muqdisho Ku rasaaseeyay Arday iyo khasaare ka dhashay

Muqdisho-KNN-Bar Koontorool oo Ciidamada Boolisku ay ku leeyihiin degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa Askari ka tirsan Booliiska Soomaaliya waxa uu ku rasaaseeyay.

Read More
Somali News

QM oo ka digtay in musiibo Banii’aadanimo ay kasoo socoto Gobolka Idlib e Suuriya

Muqdisho-KNN-Qaramadda Midoobaya ayaa ka digtay in musiibo Banii’adanimo ay kasoo socoto gobolka dhaca Woqooyi-Galbeed Siiriya ee Idlib, iyadoo Reer Galbeedku ay isku deyayaan.

Read More