Day: May 23, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (23-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (23=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=05=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo Cabdullahi.

Read More
Somali News

Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta kulan Ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka. Labada hindise sharciyeed.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Qabriga Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf

Gaalkacyo-KNN-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegay Qabriga Alle Ha’unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed..

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo Booqday Saldhigyo ku yaala duleedka kismaayo.

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose. Deeganadan oo kal hore.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobe oo sheegtay in ay dib u soo celinayso xiriirka kala dhexeeya Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Xafiiska Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya ayaa hagaajinaya xiriirka uu la leeyahay Dowladda Faderalka ah ee Soomaliya kadib eryidii madaxii Xafiiska UNSOM Haysom, sida.

Read More
Somali News

Guriceel:-Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigtay Nin is qarxin rabay.

Guriceel-KNN-Cidanka Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa sida la sheegay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qabtay nin doonayey in uu isku qarxiyo goob ay ka.

Read More
Somali News

Cadaadiska haysta Ra’iisul Wasaaraha Britain oo sii kordhaya.

Muqdisho-KNN-Waxaa sii kordhaya cadaadiska haysta Ra’iisul Wasaaraha UK Therese May kadib iscasilaadii midkamid ah wasiiradaydii ugu muhiimsanaa.  Adaree Liidhsom, oo ahayd gudoomiyaha aqalka.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarada loo geysto goobaha barakeysan ee Maka

Muqdisho-KNN-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceyneysa ciddii ka dambeysay weeraradii gantaalada ee lala beegsaday Magaalada Makka Al Mukarama ee dalka Sacuudi.

Read More