Day: May 23, 2019
Somali News

Militariga Pakistan oo tijaabiyay Gantaal cusub.

Muqdisho-KNN-Militariga dalka Pakistan ayaa sheegay in ay ku guuleesteen tijaabinta Gantaal ah nuuca qaada dhuumaha hubka Niyukleerka. Tijaabinta gantaalkan ayaa kusoo beegmaya maalin.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (23-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (23-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (23-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo Xubno ka tirsan Soomaaliland oo kulan ku yeeshay Nairobi

Nairobi-KNN-Wararka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir sidoo kalena ka.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo qarka u saaran inuu ku guuleysto doorashada dalkaasi.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendara Modi ayaa ku horeeyay malaayiin cod oo la tiriyay ee Doorashadii Lixda Isbuuc ka socotay Hindiya. Natiijadda Gobollo badan.

Read More
Somali News

Faahfaahin: Dhalin yaro xalay lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay labo wiil oo dhalin yaro  ahku dileen degmada Dharkeynlay ee Gobalka Banaadir Dilka ayaa waxaa uu si.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (23-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (23-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha puntland oo kulamo looga hadlayo amniga ka wada Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamulka  Puntland ayaa waxaa uu weli  kulamo looga hadlayo amniga ka wadaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. Madaxweyne Deni.

Read More