Day: May 27, 2019
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (27-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ardayda Soomaaliyeed oo maanta dib u galaya Imtixaanka Dowladda.

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta dib u bilaabanaya imxitaanka ay qaadayso wasaarada waxbarashada Soomaaliya kadib markii dhawaan wasaarada waxbarasahda ay baabi’isay imtixaankii ay qaadaysay, kadib markii.

Read More
Somali News

Ciidamada amniga oo Muqdisho ka qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo burcad Hubeysan

Muqdisho-KNN-Ciidamada ammaanka ee dowladda soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ay ka sameeyeen magaalada muqdisho waxaa ay kusoo qabteen rag lala xiriirinayo.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taala Ciraaq oo xukun dil ah ku riday Muwaadiniin u dhashay Faransiiska.

Muqdisho-KNN-Sadax muwaadin oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa maxkamad ku taala dalka Ciraaq waxa ay ku riday xukun dil ah kadib markii ay.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo Dhalinyarada Caasimadda ku boggaadiyey la shaqeynta Ciidanka Amniga

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa dhalinyarada ku nool Caasimadda ku boggaadiyey sida wanaagsan ee ula shaqeeyaa.

Read More