Day: May 27, 2019
Somali News

Dad ku dhintay dagaal ka dhacay Xabsi ku yaala Brazil

Muqdisho-KNN-Dagaal ka dhacay xabsi ku yaala Woqooyiga Baraazil ayaa waxaa ku dhintay 15 qof, sida ay sheegeen Saraakiisha maxaliga ah. Isku dhaca ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (27-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (27-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdulqaadir Jiirow:- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Somali News

Arday lagu soo qaaday sariirta dadka xanuunsan oo maanta galay imtixaanka Dowladda.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta u diiday in dib loogu dhigo mid ka mid ah ardayda u fariisanaysay imtixaanka shahaadiga ee ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyay Safar uu ku joogay Koonfur Afrika

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (27-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib

Muqdisho-KNN-Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeymo ka fuliyeen xarumo muhiim ah Al-Shabaab ay ku leeyihiin  Degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe. Duqeynta.

Read More
Somali News

Kenya” lama gaarin waqtiga ay ciidankeena ka baxayaan Soomaaliya”.

Muqdisho-KNN-Dowlada Kenya ayaa sheegtay in aan la gaarin waqtigii ay ciidamadeeda jooga Soomaaliya qaybtana ka ah kuwa Amisom ay dalka iskaga bixi lahaayeen.

Read More
Somali News

Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay Khariiradii muranka badan dhalisay

Muqdisho-KNN-Dowladda Itoobiya ayaa war ka soo saartay sawirka khariiradda Afrika oo si qaldan loo dhigay, laguna baahiyay website-ka wasaaradda arimaha dibadda ee Itoobiya..

Read More
Somali News

Amiirka Qatar oo lagu casuumay shir ka dhacaya magaalada barakaysan ee Makka.

Muqdisho-KNN-Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa warqad casuumaad ah kahelay Boqor Salmanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya si uu uga soo.

Read More