Month: June 2019
Somali News

Soomaaliland oo xayiraad ay horay u saartay ka qaaday Hey’ado Warbaahin

Hargeysa-KNN-Xukuumadda Soomaaliland ayaa shaacisay inay xayiraadii ka qaaday labo telefashin oo kamid ah kuwa madaxa banaan ee ka hawl gala Soomaaliland. Wasiirka warfaafinta.

Read More
Somali News

Qaar kamid ah shaqaalaha hey’adda duulista Rayidka Soomaaliya oo tababar loogu soo gabogabeeyey Dalka Itoobiya

Muqdisho-KNN-Waxaa Maanta tababar ku saabsan la socoshada duulista Hawada loogu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa qaar ka mid ah shaqaalaha duulista Rayidka Soomaaliya..

Read More
Somali News

Sucuudiga oo Diyaarado kasoo riday Xuutiyiinta Yemen

Muqdisho-KNN-Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo riday labo diyaaradood oo nuuca aanan cidina wadin ah kuwaas oo ay lahaayeen Xuutiyiinta dalka Yemen sida uu sheegay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf oo muddo kadib maanta kusoo wajahan Muqdisho

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta gelinka dambe waxaa lagu wadaa inuu soo gaaro Magalada Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeysay.

Read More
Somali News

Trump iyo Kim oo kulan Taariikhi ah ku yeeshay Xadka labada Kuuriya

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa kulan taatiikhi ah kula yeeshay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi aaga militariga ka caagan ee kala qeebiyada labada Kuuriya.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (30-06-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (30-06-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
News in English

Why some Somali women support Al-Shabaab

Mogadishu-KNN-Al-Shabaab’s policies lead some Somali women to support the organisation politically and in some cases to play key military roles, a new study.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (30-06-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud;- Farsamadii: Iqro Axmed Maxamuud  :-.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray wadooyin muhiim ah

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay xariga ka jaray waddo laami ah oo laga dhisayo Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir. Wadadaas cusub.

Read More