Day: July 1, 2019
Somali News

Dad mudaaharaadaya iyo Booliiska Hong Kong oo gacanta isula tagay

Muqdisho-KNN-Booliiska iyo dad mudaharaadayay ayaa gacanta isula tagay Jasuuradda Hong Kong iyadoo loo dabaay dagayo Sanad Guuraddii 22 aad ee kasoo wareegay markii.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh oo ka hadlay Khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul gobaleedyada

Muqdisho-KNN-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA ayaa waxaa uu  ka hadlay khilaafka u.

Read More
Somali News

R/Wasaare Kheyre oo iclaamiyay halka lagu qabanayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Dhuusa Mareeb-KNN-Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabadda xuska 59-aad ee maalinta xorriyadda goballada Koonfureed iyo midnimada Waqooyi iyo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay xuska 1-da Luulyo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed.

Read More