Day: July 1, 2019
Somali News

Shirkadda Qatar Airways oo maanta duulimaadyo toos ah ka bilaawday Muqdisho

Muqdisho-KNN-Magalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta sirasmi ah uga  bilaawday duulimaadyo toos ah Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar Airways, waxeyna galinkii dambe ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (01-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Maalintii shalay ee Axadda, kuna beegnayd (30 June), Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay u yeertay Safiirka Jamhuuriyadda Kenya ee Jamhuuriyadda.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo shirka horumarinta Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galaya Moscow

Muqdisho-KNN-Shirka caalamiga ah ee horumarinta Baarlamaanada Aduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka. Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya u metalaya.

Read More
Somali News

Puntland oo amar dul dhigtay Ganacsatada iyo Gadiidleyda ka shaqeya Boosaaso

Boosaaso-KNN-Taliska qeybta Booliiska ee Gobolka Bari ayaa ku amray ganacsatada iyo gaadiidleyda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, in ay soo diiwaan geliyaan.

Read More
Somali News

Weerar ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay dalka Afghanistan

Muqdisho-KNN-Ururka Talibaan yaa sheegtay masuuliyada qarax xoogan iyo dagaal daba socday oo lagu qaaday meel u dhaw xarunta wasaarada difaaca ee dalkaasi. Qaraxa.

Read More
Somali News

Israel oo duqeyn dad badani ku dhinteen ka geysatay dalka Suuriya

Muqdisho-KNN-Afar ruux ayaa dhimatay halka 21 ruux oo kalana ay dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha Israel ay gantaalo labartilmaamayd sadeen magaalooyin Xumus iyo Dimishiq.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (01-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (01-07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Odayaasha Dhaqanka Cadaado oo qaadacay Gogasha dib u heshiisiinta uu ku dhawaaqay Kheyre

Cadaado-KNN-Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka ee Cadaado ay si wadajir ah u qaadaceen Gogosha dib u heshiisiinta ee.

Read More