Day: July 1, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud;- Farsamadii: Iqro Axmed Maxamuud  :-.

Read More
Somali News

Weerar lagu qaaday Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgala dekeda Berbera.

Berbera-KNN-Qaar ka mid ah Shaqaalaha muruq maalka ah ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgala Magaalada Berbera..

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo boqolaal shacab ah xuska 1 luulyo kala qeyb galay Istadium Konis

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galaya Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayo.

Read More
Somali News

Masar oo hambalyada 1-da luulyo u soo dirtay Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dalka Masar, C/fitaax Aziizi, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 1-da Luuliyo la wadaagay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. Xogahayaha madaxtooyada Dalka Masar, Axmed.

Read More
Somali News

James Swan oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay 1-da Luulyo

Muqdisho-KNN-Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa Dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Sanad-guurada 59-aad ee.

Read More
Somali News

Sheekh Shaakir oo aqbalay in ciidanka dowladda dhexe ay ka howlgalaan Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa xukuumadda Maamulka Galmudug oo xalay ka hadlayay xuska 1-da Luulyo ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay.

Read More
Somali News

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Mareykanka

Muqdisho-KNN-Diyaarad yar ayaa shil ku gashay Dalka Mareykanka, gaar ahaan Garoon diyaaradeed oo ku yaala Gobolka Texas waxaana ku dhintay 10 qof oo.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {02-07-2019}=suuratu Yoosin=Darsigii-18Aad-Q {263}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More