Day: July 3, 2019
Somali News

Yahuuda Ethiopia oo Dibadbaxyo Xoogan Ka dhigay Gudaha Israel

Muqdisho-KNN-Dibadbaxyaal careysan iyo Booliska Israel ayaa isku dhacay kadib markii ciidamadu ay toogteen wiil yar oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Ethiopia. Isku.

Read More
Uncategorized

WARKA DUHUR (03-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (03 -07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda, islamarkaana uga mahadceliyay shaqada hufan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (03-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii: Iqro Axmed.

Read More
Somali News

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Boosaaso.

Boosaaso-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu maanta ka dhacay duleedka Magaaladaasi. Dagaalka ayaa waxaa uu.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {03-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-01Aad-Q {264}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliland oo Guinea kula kulmay Madaxda Dalkaasi.

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini (Guinea) ee galbeedka qaaradda Afrika oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen..

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo markii ugu horeysay Haween u magacaabay Jagooyin Sare.

Muqdisho-KNN-Midowga Europe ayaa soo magacaabay Shaqsiyaadka hogaaminaya ururka waxaana markii u horreeysay Haweeneey loo magacaabay in ay noqoto madaxa Guddiga Midowga Europe. Magacaabisteeda.

Read More