Day: July 3, 2019
Somali News

Dowladda oo guryo ku wareejisay Shacabka nool Sabiib iyo Caanoole.

Muqdisho-KNN-Wafdi  isugu jiray wasiirro iyo xildhbaano oo uu hoghaaamineyy guddoomiyaha gobalka Shabeelaha hoose ibraahin aadan Cali Najax ayaa gaarey  deegaanka Sabiid Caanoole ee.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (03-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dad muhaajiriin ah oo lagu laayay duqeyn ka dhacday liibiya.

Muqdish0-KNN-Ugu yaraan 40 qpf ayaa ku dhintay duqayn cirka ah oo lala beegsaday goob muhajiriinta lagu xiro oo ku taala Dalka Liibiya, sida.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii Maxkamada Gobalka Shabeellada hoose oo xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN- Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay degmada Wadajir ku dileen Saciid Cumar Xasan oo ku magac dheeraa Subeyr, kaasi oo ahaa Gudoomiyihii.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo xalay oday ku dilay Afgooye.

Afgooye-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay ayaa xalay oday da’ ah waxaa ay ku dileen  tuulada lagu Magacaabo Sagaalaad oo hoostagta degmada Afgooye ee Gobolka.

Read More
Somali News

Axmed Karaash oo maanta lagu wado inuu la kulmo madaxda Imaaraadka Carabta.

Muqdisho-KNN-Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safarkiisii ugu horeeyey ku tagay  magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta lagu.

Read More