Day: July 8, 2019
Somali News

RW Kheyre oo gaaray Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka uga soo baxay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa gaaray.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyey Sharci mudo badan horyaalay

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey xeerka saxaafadda Soomaaliyeed. 139-mudane ayaa Haa ugu codeysay.

Read More
Somali News

Xisbiga Haya Talada Greece oo Looga Guulaystay Doorashadii ka Dhacday Dalkaasi

Muqdisho-KNN-Xisbiga mucaaradka midigta dhexe ee dalka Greece ayaa ku guulaystay doorashadii guud ee ee maalinnimadii shalay kadhacaday dalkaasi. Waxaa latiriyay intabadan codadkii laga.

Read More
Somali News

Rag ka tirsanaay Al-Shabaab oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ciidamada amniga ayaa goordhow labo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab waxa ay ku dileen magaalada Muqdisho,kuwaas oo isku dayay in ay xoog ku dhaafaan.

Read More
Somali News

Shil khasaare badan geystay oo ka dhacay Hindiya.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 29 ruux ayaa dhimatay kadib shil gaari oo kadhacay gobolka Uttar Pradesh ee waqooyiga dalka Hindiya. Shilka ayaa galinkii hore ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (08-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (08-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}:- Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (08-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud;- Farsamadii: Iqra Axmed Maxamuud  :-.

Read More
Somali News

Weriye Coldoon oo maanta xukun lagu riday

Hargeysa-KNN-Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ee Soomaaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxa ay xukun kuriday Weriye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo in ka badan.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Degmada Hodan.

Muqdisho-KNN-Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo degmada Hodan ayaa sheegaya in qarax gaari uu maanta ka dhacay agagaarka Shineemo Nasri oo u dhow.

Read More