Day: July 8, 2019
Somali News

Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qarxiyeen gaari lagu soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasi oo la dhigay agagaarka Isgoyska Digfeer ee Degmada.

Read More
Somali News

Guddoomiye Mursal oo maanta ku Wajahan Xudur

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu u amba boxo gobolka Bokool,halkaasi oo.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {08-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-05Aad-Q {268}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Faalooyin Somali News

Cilmi-baaris: Soomaaliya kama dhici karto doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho-KNN-Cilmi-baaristaan waxaa sameeyay Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage oo fadhigiisu yahay magaaladda Muqdisho, macluumaadka cilmi-baarista oo kooban ayuu machadku u qoray sida:- Markii.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan ku leh Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan  Magaalada Muqdisho, iyagoona  yeelanaya kulankoodii 14aad ee caadiga.

Read More
Somali News

Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobalka Sanaag.

Muqdisho-KNN-Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa laba maleeshiyo beeleed waxaa uu ku dhexmaray deegaan hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag..

Read More
Somali News

Shir lagu xalinayo mashaakilka Venezuella oo ka furmaya Norway.

Muqdisho-KNN-Mucaaradka Venezuella ayaa la kulmi doona wakiillo ka socda Dowladda uu hogaamiyo Nicolas Maduru waxayna kula kulmi doonaan Magaaladda Barbadod, wadahadalkana waxaa dhex-dhexaadinaya.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Askari baxsad ahaa oo lagu qabtay Muqdisho.

Muqidsho-KNN-Kulan gaar ah oo looga Hadlayay amniga caasimada ayaa xalay waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho  Kulanka  ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha gobolka.

Read More