Day: July 10, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sameynaya Xulifo Ilaalisa Biyaha Caalamiga ah.

Muqdisho-KNNGeneral Sare oo ka tirsan ciidanka military-ga Mareykanka ayaa sheegay in dalkiisu uu abuurayo xulifo military oo uu ku ilaalinayo biyaha caaalamiga ah.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (10-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ragg loo haystay weeraro ka dhacay Muqdisho oo maanta xukun dil ah lagu fuliyay.

Muqdisho-KNN-Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay 3 xubnood oo ka tirsanaa daalamayaasha Al-shabaab oo ka mid.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay  kulan ku yeeshaan  xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajandaha Kulanka.

Read More
Somali News

Kheyre oo shacabka Gaalkacyo kala hadlay Shirka Dib u heshiisiinta ee Galmudug

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo uga qayb galay munaasabad soo dhawayn ah oo maamullada gobalka.

Read More