Day: July 10, 2019
Somali News

Golaha Shacabka oo maanta la horgeeyey Miisaaniyadii dowladda ee 2017-kii

Muqdisho-KNN-Xisaab-xirka miisaniyadda dowladda ee sanadkii 2017-ka oo maanta Xildhibannada la horgeyey ayaa waxaa ka dhashay dood adag kaddib markii Guddoomiyaha guddiga maaliyadda Maxamuud.

Read More
Somali News

Turkiga oo iska Fogeyey eedeyn kaga timid Midowga Yurub.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa diiday war murtiyeed ay si wadajir ah usoo saareen midowga yurub iyo dalka Greece kaas oo.

Read More
Somali News

Bandow ka dhaqan galay deegaano ay maamusho Soomaaliland

Hargeysa-KNN-Wararka aan maanta ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in qeybo ka mid ah gobolkaas ay Xukuumadda Somaaliland Bandow kusoo rogtay..

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Iran oo Cawaaqib Xumo ugu Hanjabay Britain.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Iran Hassan Rouhani ayaa sheegay in Britain ay wajahayso cawaaqib xumo daran haddii aysan sii daynin markab ay dhawaantan dalka Iran.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (10-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (10-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Madaxweyne lafta gareen oo gaaray Marka.

Marko-KNN-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxaa ay gaareen Magalada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose..

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {10-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-07Aad-Q {269}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo Bandhigeen horjooge,Xuseen Xasan Cambeer, oo horay ugu.

Read More