Day: September 11, 2019
Somali News

Duqa Muqdisho oo qaaday talaabadii ugu horeysay ee lagu furayo jidadka xiran

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa magacaabay guddi ka kooban todoba xubnood, oo loo xilsaaray kasoo tala.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (11=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay odayaashii u hoggaansamay amarka Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay odayaashii soo xulay ergadii soo dooratay xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ,.

Read More
Somali News

Barnaamijka Tala Wadaag qeybtiisa Cayaaraha {11-09-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed.

Read More
Somali News

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo gaaray Baydhabo sababtana shaaciyay

Baydhabo-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Soo dhaweyn kadib.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (11=09=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo.

Read More
Uncategorized

Dowladda Federaalka oo hakisay bixinta Baasaboorka Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Waxaa mudo todobaad ah oo ka bilaanaysa 14-ka bishan la hakiyay dalbashada baasaboorka Soomaaliya. War kasoo baxay heyadda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaliya ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (11-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cabduwali.

Read More
Uncategorized

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {11-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:- –

Read More
News in English

ICJ sets closure date for hearings in Kenya-Somalia maritime dispute

Mogadishu-KNN-The International Court of Justice on Wednesday announced closure date for the public hearings of the Kenya-Somalia maritime dispute. In a statement, the Hague.

Read More