Day: September 11, 2019
Somali News

Maydka Mugabe oo maanta laga soo qaaday Singapore.

Muqdisho-KNN-Maydka madaxwaynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa diyaarad gaar ah waxa ay kasoo qaaday dalka Singapore  iyadoona lagu wado in galinka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (11-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Hoobiyaal lagu weeraray Madaxtooyada dalka.

Muqdisho-KNN-Ilaa Seddax hoobiye ayaa ku dhacday gudaha iyo afaafka hore ee madaxtooyada Soomaliya. Waxaana la sheegay in ay ku kala dhaceen safaaradda Itoobiya,.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (11-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalaal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (11-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Puntland oo ka digtay in hub lagu dhex sito bartamaha Garoowe.

Garoowe-KNN-Sarreeye Gaas Muxuyadiin Axmed Muuse Taliyaha guud ee ciidanka booliska Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa amar  ka soo saaray ammaanka magaalada Garoowe.

Read More
Somali News

Arrimaha deyn cafinta Soomaaliya oo looga hadlayo Addis-ababa

Muqdisho-KNN-Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn cafinta u qaabilsan hey’adda.

Read More
Somali News

Wasiir Cawad oo wareejiyay Shir guddoonka Jaamacadda Carabta

Muqdisho-KNN-Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb-galay Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Jaamacadda Carabta ayaa shir guddoonka.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo sheegay in uu dalkiisa ku darayo qayb ka tirsan dhulka Falastiin.

Muqdsho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in uu dalkiisa ku dari doono Dooxada Jordan ee ku taala Daanta Galbeed ee dalka Falastiin,.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {11-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-01Aad-Q {321}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More