Day: September 11, 2019
News in English

Australia delivers warning over IS foothold in Somalia, CBS news

IS’s foothold in Somalia has caught the attention of the Australian government with the group’s ties there being formally denounced. The Somali arm.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (11=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Dani oo maanta soo gaba-gabeeyay safarkiisii Imaaraadka iyo Itoobiya dibna ugu soo laabtay Garowe

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garowe.

Read More
Somali News

RW Kheyre oo dadka reer Xudur ku amaanay amniga degmadooda

Xudur-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo bulshada Xudur kala qayb galay munaasabad ay kusoo dhaweynayeen wafdiga uu hoggaaminayo ayaa sheegay in dowladnimadu.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha Falastiin oo ku hanjabay inuu ka bixi doona heshiisyadii ay la galeen Isra’iil

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii ahaa.

Read More
Somali News

Garowe oo maanta laga howlgaliyay Ciiadamo cusub oo u gaar ah

Muqdisho-KNN-Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga howlgeliyey ciidamo cusub oo loogu magac daray ciidanka tayeynta ammaanka caasimadda Puntland. Ciidamadaas ayaa.

Read More
Somali News

Mareykanka oo laga xusayo weeraradii September 11

Muqdisho-KNN-Dadka Mareykanka ayaa maanta xusaya sanad-guuradii 18-aad ee weerarkii dadka badan lagu laayay ee dhacay 11-kii September 2001-dii. Weerarkaas ayaa waxaa uu galaaftay.

Read More
Somali News

Faah-faahin kalloomeysato lagu la’ayahay xeebaha Puntland

Boosaaso-KNN-Laash ay saarnaayeen Shan ruux oo kalluumeysato ah ayaa todobaadkan lagu waayay xeebta gobolka Bari ee Puntland, sida uu xaqiijiyay Maxamuud Axmed Caynab.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo Muqdisho ka furay imtixaan

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Maxkamadda ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta waxa uu magalada Muqdisho ka furay imtixaan laga qaadayo ila 215 qof oo u.

Read More
Somali News

Jaamacdda Carabta oo cambaaray’say hadal kasoo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Israel.

Muqdisho-KNN-Ururka Jaamacadda Carabta ayaa cambaaray’say qorshaha Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu ku damac sanyahy in deegaameen hor leh uga sameeyo dhulka Falastiiniyiinta.

Read More