Day: September 24, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (24=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Maxkamadda sare ee Britain oo diiday go’aanka Johnson

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Sare ee Britain ayaa maanta xukmisay inay sharci-darro tahay tallaabadii ra’iisul wasaare Boris Johnson uu baarlamanka ku kala diray muddo shan toddobaad.

Read More
Somali News

Imaaraadka iyo Puntland oo iska kaashanaya ballaarinta Garoonka diyaaradaha Boosaaso

Boosaaso-KNN-Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhowaaqay ballaadhin lagu samaynayo garoonka diyaaradaha ee magaalo xeebeedka Boosaaso. Ku dhowaaqista dhisamaha garoonkaas ayaa kusoo beegantay.

Read More
Somali News

Shacabka Muqdisho oo ka aragti dhiibtay mowqifkooda ku aadan arinta Jubbaland

Muqdisho-KNN-Maalmahan waxaa taagnaa muran siyaasadeed oo ku saabsan duulimaadyada tagaya magaalada Kismaayo kadib markii la sheegay in dawladda Soomaaliya ay ka hor-istaagtay madaxweynihii.

Read More
Somali News

Waa maxay sababta ciidamo laga qaaday Muqdisho looga dajiyay Baardheere?

Muqdisho-KNN-Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa galabta laga dajiyay degamada Bardheere ee gobalka Gedo, kuwaas oo hor dhac u ah ciidamo kale.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa FANKA {24-09-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Fanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xaawo Luul.

Read More
Somali News

Xildhibaano eedeyn kulul u jeediyay Xukuumadda

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya  ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magalada Muqdisho waxa ay kaga hadleen.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (24-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo .

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (24-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {24-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:- 

Read More