Day: September 24, 2019
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo la guddoonsiiyay abaalmarin Caalami ah

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha ah ee.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {24-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-12Aad-Q {332}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Axmed Siciid Axmed:- Farsamada:-Maxamed Dalaal.

Read More
Somali News

Wasiir Aw-Xersi “Xayiraada Duulimaadyada shaqaalaha Jubaland ayay saameyn ku yeelatay”

Wasiirka qorsheynta Dowlada Goboleedka Jubaland  Aadan Ibraahim Aw Xersi ayaa bartiisa xiriirka bulshada ku daabacay qoraal uu ku muujinayay sida uu u saameeyay.

Read More
Somali News

Seeraar iyo Xidig oo eed u jeediyay Shiikh Shariif

Kismaayo-KNN-Cabdi Naasir Seeraar Max iyo Cabdi rashiid Xidig oo horey u sheegtay in ay yihiin madaxweynayaasha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay ka hadleen xaaladaha.

Read More
Somali News

Dibadaxyo ka dhacay Indonesia oo ay dad ku dhinteen.

Ugu yaraan 20 qof ayaa dhintay oo sedax ka mid ah ay Booliisku dileen waxaana dhaawacmay tobanaan kale kadib marki ay dibad baxyo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (24-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ruushka oo qarka u saaran in laga mamnuuco cayaaraha caalamka

Muqdisho-KNN-Ruushka ayaa waji kara in laga mamnuuco dhaamaan cayaaraha caalamka kadib markii ay natiijooyin kala duwan kasoo baxeen xogta Shey-baarka sida ay sheegtay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo ka wado Magalada New York

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magalada New York ee dalka Mareykanka  ayaa shir waxaa uu la yeeshay madaxda Caalamka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha sirdoonka Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 93 September, 23, 2019 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo.

Read More