Day: September 29, 2019
Somali News

Kolonyo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula beegsaday Isgoyska Sos ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee AMISOM goor dhow lagula beegsaday magaalada Muqdisho, gaar.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {29-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-16Aad-Q {336}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamada:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

Rag Miinooyin aasayay oo lagu dilay duleedka Balcad

Muqdisho-KNN-Ciidamada militariga Soomaaliya ayaa la sheegay in ay toogteen rag miinooyin ku aasayay dulleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeellada Dhexe. Saraakiil ka tirsan.

Read More
Somali News

Kenya oo gudaha dalkeeda ka baadi goobaysa madaxii amniyaadka Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dalkaasi uu galay Cabdiwaaxid Khaliif Axmed oo loo yaqaano Ciise tarabuun waxayna dadka ka dalbatay in ay booliiska.

Read More
Somali News

Dowladda Suuriya oo dalabatay in ay dalkeeda deg-deg uga baxaan Ciidamada Maraykanka iyo kuwa Turkiga.

Muqdisho-KNN-Dowlada Siiriya ayaa dalbatay in ay dalkeeda deg-deg uga baxaan Ciidanka shisheeye hadii ay ka bixi waayaana ay xaq u leedahay in ay.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay Ciidan badan ka qabteen Sucuudiga.

Muqdisho-KNN-Falaagadda xuutiyiinta ee ka dagaalama Dalka Yemen ayaa sheegay in ay qabteen Askar badan oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Sucuudiga kadib weerar weyn.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (29-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Duqeyn lagu dilay in ka badan 20 Shabaab ah oo ka dhacday duleedka Awdheegle

Muqdisho-KNN-War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xalay ay ciidammada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ee ku sugan deegmada Awdheegle ay.

Read More