Day: September 29, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (29=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Guddoomiye Filish oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wafdi oo hogaaminayay Wakiilka.

Read More
Somali News

Xeer ilaaliyaha qaranka oo hay’adaha garsoorka tababar uga furay Garoowe

Garowe-KNN-Xeer ilaalinta guud ee qaranka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Garowe tababar ugu furay Hay’adaha  garsoorka, laamaha Booliiska, xafiiska difaaca xuquuqda Aadanaha.

Read More
Somali News

Wariye Coldoon oo mar kale ay maxkamad xukun ku riday.

Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo muddooyinkii la soo dhaafay ku xirnaa xabsiga magaalada Hargeysa ayay Maxkamadda racfaanka waxey tan gobolka Maroodi-Jeex ku.

Read More
Somali News

Xildhibaano iyo Wasiiro baaq u diray Dowladda Soomaaliya

Mar ay warbaahnta kula hadleen Muqdisho ayay Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada juballand gaar ahaan.

Read More
Somali News

Sawirro Sarkaalkii ilaalada gaarka u ahaa Boqorka Sacuudiga oo la dilay

Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Jeneral C/casiis Alfagam ayaa warbaahinta Sacuudiga ay sheegtay in dilkiisa uu yimid kadib markii uu muran dhex maray.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (29-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Axmad.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (29-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Abdirisaaq xasan.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo shir heer caalami ah uga qeyb galaysa Turkiga

Muqdisho-KNN-Shirka ganacsiga ee wadamada Afrika iyo Turkiga oo ka socda magaaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxaa qeyb galaya xubno ka socda Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (29-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare} Farsamadii:-Abdirisaq Ahmad.

Read More