Day: January 1, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

20 dagaalame oo Shabaab looga dilay Shabeellada Hoose

Afgooye-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Danab ay howlgallo ka.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Kheyre iyo Macalin Maxamuud?

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wasiirka arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sebriye ayaa xalay hooygiisa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay hoggaamiyaha Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud.

Read More
Somali News

Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabtay inay tijaabi doonto gantaalo casri ah.

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Ki Jong-un ayaa sheegay in dalkiisa uu tijaabin doono gantaalo casri ah kadib markii uu idlaaday waqtigii uu ku ekaa.

Read More
Somali News

Mareykanka oo Iran ku eedeeyay weerar lagu qaaday safaaradiisa Ciraaq.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjabay in ay bixin doonto qarashaadka ku baxaya qasaarihii ka dhashay weerar lagu qaaday safaarada uu.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (01-01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda oo ka war bixisay Kalluun ku soo caariyey xeebta Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wasaaradda kallumeysiga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah-faahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay lagu arkay xeebta magaalada Muqdisho, kaas oo soo caariyey..

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2020-ka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay saxiixay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku.

Read More