Day: January 1, 2020
Somali News

Warbixin:DFS oo aan weli ku guuleysan xal u helista khilaafka arrimaha Galmudug

Muqdiho-KNN-Is jiid jiid siyaasadeed oo marba waji yeelanayay ayaa ragaadiyay dhisida maamul loo dhan yahay  oo ay Galmudug yeelato walina waxaa muuqata in.

Read More
Somali News

Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran oo gaartay heerkii ugu sareysay

Muqdisho-KNN-Waxaa  markale dibad baxyaal careysani ay dab qabad siyeen, Safaaradda Mareykanka ee ku taalla Baqdaad, dhanka kale waxaa sii kordhya xiisada siyaasadeed ee u dhexeysa  Tehran.

Read More
Somali News

QM oo ka niyad jabsan guuldarada ciidamadeedu kala kulmeen Afrikada Dhexe

Muqdisho-KNN-Ciidamada Nabad Ilaalinta ah ee ka socda Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe iyo kuwa dawladaasi ayaa waxa ay sheegeen in.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (01-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Puntland oo Maxkamad soo taagtay odayaal ku xirnaa Boosaaso

Boosaaso-KNN-Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta u fariisatay gar-maqalka dacwad loo haysto shan oday oo Puntland ay ku xirtay magaalada Boosaaso,.

Read More
Somali News

Taliyihii Xabsiga Dhexe oo xilkii laga qaaday iyo mid kale oo la magacabay

Muqdisho-KNN-G/Sare Aadan Xuseen Kulmiye ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana xilkii laga qaaday taliyihii Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdillahi Maxamad Cali :- Farsamadii:-Iqra Axmad.

Read More
Somali News

Maxaa Turkiga ka dhigay cadowga Al-Shabaab?

Muqdisho-KNN-“Turkiga wuxuu ku guuleystay inuu dhiso ciidamo Soomaali ah oo dagaallo ba’an la galay Al-Shabaab, gaar ahaan howlgalladii ka dhacay Shabeellaha Hoose”, sidaas.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-01-2020}=Suuratu Xaj=Darsigii-03Aad-Q{416}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More