Day: January 16, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (16-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdiqani-Cabdillahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo saacadaha soo aadan gaari doono Boosaaso

Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Kismaayo, isagoona ku sii jeeda Magaalada Boosaaso ee gobolka.

Read More
Somali News

Wasiiru dowlaha arimaha gudaha Soomaaliya oo iscasilay

Wasiiru-dowlaha arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa warbaahinta u sheegay inuu iska casilay xilka uu ka hayay xukuumadda.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {16-01-2020}=Suuratu Muminuun=Darsigii-04Aad-Q{419}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamada:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Macalimiin iyo Tababarayaal Iskuul oo ka baxay gobolka Waqooyi bari Kenya

Sida uu daabacay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa sheegaya  in macalimiin iyo tababarayaan ka soo jeeda gobolka waqooyi.

Read More
Somali News

Musharixiinta Guddoonka baarlamaanka Galmudug oo maanta khudbadahooda jeedinaya

Maanta ayaa lagu wadaa  in ay bilaawdaan khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka maamulka Galmudug, kuwaasi oo diiwaan gelintooda la soo.

Read More
Somali News

Duqayn ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Suuriya.

Ugu yaraan 18 ruux oo shacab ah ayaa dhimatay kadib markii laduqeeyay suuq iyo aag warshadeed oo ku yaalo gobolka Idlib ee dalka.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (16-01-2020

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Jubbaland oo eedeyn u jeedisay dowladda Soomaaliya

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay KNN ayaa waxaa uu si kulul u eedeeyay Madaxda Dowladda.

Read More