Day: January 16, 2020
Uncategorized

Dowladda oo sheegtay in la dilay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Wanlaweyn.

Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran aaa waxaa ay howlgal ku dileen  Maxamed Cismaan(Buluush) oo ahaa.

Read More
Somali News

Kenya oo hanjabaad u dirtay Al-Shabaab.

Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Kenya, Fred Matiang’I, ayaa digniin culus u diray Maanta dgaaalamayaasha Al-Shabaab iyo shaqsiyaadka la shaqeeya , si adagna ay.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Carabta oo war ka soo saaray fara gelinta lagu hayo Soomaaliya

Kulanka Baarlamaanka Waddamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo Shalayto lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa laga soo saaray bayaan.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo gaaray Boosaaso.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Kismaayo, isagoona gaaray Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wararka.

Read More
Somali News

Kolonyo uu la socday hogaamiyaha mucaaradka dalka Venezuela oo la weeraray.

Koox hubeesan ayaa weerar ku qaaday kulunyo uu lasocday hogaamiyaha mucaaradka dalka Venezuela Juan Guido. Kooxda weerarka soo qaaday ayaa lasheegay in ay.

Read More
Somali News

Macalimiinta Kenya oo dalbaday hub ay kula dagaalamaan Al-Shabaab

Boqolaal kamid ah macalimiinta aan u dhalan gobolka waqooyi bari Kenya oo wax ka dhigyay iskuulaad ku yaala gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa.

Read More
Somali News

Dowladda Myanmar oo baareesa tacadiyada loo gaysto muslimiinta Rohynga.

Dowladda Myanmar ayaa bilaawday in ay baaritaan ku sameeso tacadiyadii lagula kacay muslimiinta laga tirada badan yahay ee Rohingya sanadkii 2017’dii. Kumanaan muslimiin.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (16-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Hadal jeedinta musharixiinta guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo Bilaabatay.

Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ka bilowday hadal jeedinta musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka maamulka Galmudug, kuwaasi oo diiwaan gelintooda la soo.

Read More