Day: August 21, 2020
Somali News

Joe Biden oo aqbalay musharraxnimada madaxtinimo ee xisbiga Dimoqraadiga ee mareykanka.

Joe Biden, oo muddo ku dhow nus qarni ku dhexjiray siyaasadda Maraykanka ayaa habeenkii xalay aqbalay musharraxa madaxtinimo ee xisbiga Dimoqraadiga uga qeybgali.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (21-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Puntland iyo Jubbaland.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa farriin u diray maamulada Puntland iyo Jubbaland, waxaana uu sheegay in ay gacan u fidin doonaan. Madaxweyne.

Read More
Somali News

Maxaa lagu heshiiyay shirkii Dhuusamareeb Saddex ?

Shirkii u socday dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada oo la soo gabagabeeyay lagana soo saaray war-murtiyeed. Shirkaan oo magaalada Dhuusamareeb.

Read More
Somali News

Mareykanka oo Deni iyo Axmed Madoobe ku tilmaamay ” Qaswadayaal”.

Dowladda Mareykanka ayaa ‘Qaswadayaal’ ku tilmaantay madaxda dowlad-goboleedyada ee diiddanaa ka qeyb galka shirka Dhuudamarreeb saddex, wuxuuna kuwa oggol ugu baaqay in ay.

Read More