Day: August 21, 2020
Somali News

Jubbaland oo ka hadashay war murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii Dhuusamareeb 3

Muqdisho-KNN-Maamul gobleedka Jubbaland ayaa ka hadlay war muriyeedkii laga soo saaray Shirkii Dhuusamareeb 3. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo.

Read More
Somali News

Kulan lagu soo xirayo shirka Dhuusamareeb 3 oo ka socda magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho-KNN-Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka soconaya kulanka lagu soo geba gebeynayo shirka Dhuusamareeb 3. Kulankan ayaa waxa uu u dhexeeyaa madaxda mamul goboledyada Galmudug.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ka warbixiyay duqayn lagu dilay sarkaal Shabaab ahaa

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa  waxaa lagu faah faahiyay  duqeyn diyaaradeed oo.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ku guul darreystay cunaqabateynta Iran

Muqdisho-KNN-Mareykanka ayaa ku guul daraystay tallaabo uu doonayay in mar kale lagu cunaqabateeyo dawlada Iran. Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Mareykanka Mike Pompeo.

Read More
Somali News

Booliska Hirshabeelle oo baaq u diray bulshada ku nool degmada Jowhar

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska degmada Jowhar ayaa baaq u diray shacabka ku nool degmada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle. Booliiska ayaa waxa ay ugu baaqeen.

Read More
Somali News

DFS oo amar ka soo saartay keenista qaadka ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dawlada Soomaaliya ayaa mar kale ka hadashay mowqif keeda ku aadan keenista qaadka ee dalka . Maareeyaha hay adda duulista rayidka Axmed Macalin.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (20-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Shamis.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in xubno Al-Shabaab ah lagu dilay Bari

Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo ah Taliye ku xigeenka ciidamada Puntland ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay dagaal ciidamada Puntland iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Gobolka Gedo

Wararka aan ka helayno Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koofurta Somaliya, ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu dagaal muddo saacad ah socday.

Read More
Somali News

Puntland oo ka hadashay markab ay koox burcad badeed ah ka afduubteen xeebaha deeegaanada maamulkaasi.

Maamulka , ayaa faahfaahin ka bixiyay Markab la sheegay in koox burcad badeed ah ay ka qafaasheen xeebaha deegaanada maamulkaasi. Wasiirka Kalluumeysiga iyo.

Read More