Day: August 31, 2020
Somali News

Golaha shacabka oo ansixiyay Hindisa sharciyeedka qareenada Soomaaliyeed

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaaliyeed oo ay pgalaadeena 139 Mudane Waxa Diiday 2 Wax Ka Aamusay Majirin Dhanka Kale.

Read More
Somali News

Dib u dhis lagu samaynayo qeyb kamid ah garoonka Beledweyne.

Beledweyne-KNN-Sii-hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya xirsi Rooble iyo maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin.

Read More
Somali News

Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo baneeyay degmada Ceelbuur

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay maanta isaga baxeen degmada Ceelbuur ee gobolkaasi. Sababta ay Al-Shabaab u baneeyeen.

Read More
Somali News

Cabsi soo wajahday gaadiidka istcimaala duleedka afgooye.

Nin hubeysan oo sitay dareyska Ciidanka dowladda ayaa ruux shacab ah waxaa uu ku dilay wadada u dhaxeysa Warmaxan iyo Afgooye ee gobolka.

Read More
Somali News

Shil gaari oo ka dhacay gobolka Sool

Shil gaari ayaa ka dhacay gobolka sool kaasi oo ay khasaare xoog leh u gaystay neefaf geel ah wadada isticmaalayay. Ugu yaraan 20.

Read More
Uncategorized

Shiinaha iyo Hindiya oo markale ku dagaallamay xuduudda

Hindiya ayaa ku eedeysay Shiinaha inay ku xadgudubtay heshiiska xudduudda ee ay labada dal ku gaareen wada hadalladii nabadda ee ay dhowaan yeesheen..

Read More
Somali News

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay kitaabkii Qur`aanka ee lagu gubay Sweden

Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) ayaa cambaareeyay nuqul ka mid ah kitaabkii Qur`aanka ee lagu gubay magaalada koofurta Sweden ku taalla ee Malmo,.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (31-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaarey magaalada Baledwayne.

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda duulista iyo hawada soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaaray magaalada Beledweyne ee.

Read More