Day: August 31, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (31-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay lacagta Soomaaliya kaga baxda in aysan yeelan natiijo.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay soo celinta ammaanka Soomaaliya kaligeed ku bixisay $ 5.3 bilyan 20-kii sano ee lasoo dhaafay. ku simaha.

Read More
Somali News

Shirkadda dayuuraddaha Qadar oo dib u bilaabeysa duullimaadkeedii Soomaaliya

Shirkadda Qatar Airways ayaa ku dhawaaqday inay dib u bilaabayso duulimaadyadeedii asbuuclaha ahaa ee magaalada Muqdisho, caasimadda Soomaaliya laga bilaabo Sebtember 6, 2020..

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {31-08-2020}=Suuratu safaaat Darsigii-08aad-Q{578}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Deni iyo Axmed Madoobe oo la filayo in ay soo gaaraan Muqdisho

Madaxweyneyaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed madoobe) iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la filayaa in ay soo gaaraan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha wadanka Lubnaan oo ku baaqay in dalkiisa uu qaato nidaamka cilmaaniga.

Madaxweynaha Lubnaan, Misheel Cawn, ayaa ku baaqay in dalkiisa uu qaato nidaamka calmaaniyadda, kaasoo uu ku tilmaamay inuu yahay qaabka keliya ee “lagu.

Read More
Somali News

Dibad baxyo xoogan oo wali ka soconaya wadanka Belarus.

Tobonaan kun oo ruux ayaa wali waxa ay dibad baxyo xoogan ka dhigayaan wadooyinka dalka Belarus, iyagoo kasoo hor jeeda madaxwaynaha wadankaasi Alexander.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada Jubbaland Oo gacanta ku dhigay askari Dil gaystey

Ciidamada Daraawiishta Mamaulkka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay Askari la sheegay in uu dil gaystey, waxaana ay Ciidanku kasoo qabteen Askariga Degmada Dhoobley.

Read More