Day: October 22, 2020
Somali News

R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Uganda.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa kulan la qaatay.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga iyo kuwa Kenya oo ku dagaalamay Gedo.

Dagaal culus oo u dhexeeyay Ciidamada xoogga daka iyo kuwa Kenya ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo Goobjoogayaal ayaa.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {22-10-2020}= Suuratu fussilat Darsigii3aad-Q{613}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullali:- Farsamadii:-Maxamad Dalal Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay Baardheere

Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeyey ciidamada xoogga iyo.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay rabshado ka dhacay wadanka Guinea

Sideed ruux oo shacab ah iyo labo katirsanayd booliska ayaa ku dhintay rabshado xoogan oo ka dhacay caasimada wadanka Guinea. Rabshadaha ayaa yimid.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (22-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Heshiis ku sabasan nukliyeerka oo ay wada gaareen Ruushka iyo Mareykanka

Waxaa jirta rajo ah in heshiiskii u dambeeyay ee hubka nukliyeerka ee u dhexeeya Mareykanka iyo Ruushka la kordhin karo ka dib markii.

Read More
Somali News

Weriye Cabdullaahi Kulmiye oo maalintii Shanaad Xiran.

Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow oo ka mid ah shaqaalaha idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii Shanaad u xiran Hay’ada  Nabad Sugidda iyo.

Read More
Somali News

Puntland oo soo gudbisay guddiyada doorashooyinka ee Federaalka

Madaxtooyada maamulka Puntland, ayaa si rasmiya u soo  gudbisay liiska afar xubnood oo Puntland ku matalaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta.

Read More