Day: October 22, 2020
Somali News

Ganacsato la kulmay Al-Shabaab oo lagu xiray Beled-xaawo

Ciidamada ammaanka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ganacsato la kulmay Al-shabaab ay ku xireen deegaano ka tirsan Gobalka Gedo. Ganacsatadan  ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan.

Dagaal u dhaxeeyey labo maleeshiyo beeleed  ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi ka dhashay.

Read More
Somali News

Kenya oo dib u dhigtay xukunka raggii loo heystay weerarkii Westgate

Xukunka labo qof oo lagu eedeeyay inay ka qeyb qaateen weerarkii sanadkii 2013 laguq aaday dhismaha laga dukaameysto ee Westgate Mall, ee magaalada.

Read More
Somali News

Xubaha Cusub ee Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la Dhaariyay

27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada.

Read More
Somali News

Boqortooyada UK oo ku baaqday in la soo afjaro xasaradda ka taagan wadanka Nigeria.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK, Dominic Raab, ayaa ku baaqay in la soo afjaro qalalaasaha ka taagan dalka Nigeria, halkaas oo muddo labo toddobaad.

Read More
Somali News

FBI-da Mareykanka oo sheegtay in Iiraan iyo Ruushka ay hayaan xogta codbixiyaasha Mareykanka.

Saraakiisha ammaanka qaranka Mareykanka ayaa waxa ay ku warrameen in Iiraan ay mas’uul ka aheyd email-lo hanjabaad ah oo loo diray codbixiyayaasha Xisbiga.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (22-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (22-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo joojiyay banaanbax ka socday Beledweyne

Ciidamada booliska Magaalada Beledweyne  ee gobolka Hiiraan  ayaa maanta  waxaa ay joojiyeen banaanbax looga soo horjeedo dhismaaha maamul goboleedyada Hirshabelle. Dibadbaxa ayaa waxaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (22-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More