Day: October 24, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {24-10-2020}= Suuratu fussilat Darsigii4aad-Q{614}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Sudan oo laga saaray liiska dalalka taageera argagixisada

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday heshiis dhex-maray Israel iyo Sudan. Sidoo kale Madaxweyne Trump ayaa ku dhawaaqay in uu Sudan.

Read More
Somali News

Doorasho maanta ka dhaceysa magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhinaca Galmudug waxaa saakay lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo ku xigeenkisa.

Read More
Somali News

Erdogan oo shaaciyey in Turkigu bilaabay tijaabinta gantaalihii uu ka iibsaday Ruushka

Madaxwaynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa jimcihii sheegay in uu xaqiijinayo in in ay bilaabeen tijaabinta gantaalada casriga ah oo ay kasoo iibsadeen.

Read More
Somali News

In ka badan 50-qof oo ku geeriyootay rabshadaha ka socda dalka Nigeria

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dalka Nigeria Maxamaduu Buhari ayaa sheegay in illaa iyo 51 ruux oo shacab ah ay ku dhinteen rabshadihii ugu danbeeyay ee ka.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (24-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More