Day: October 24, 2020
Somali News

Trump oo shaaciyey qorshe halis ah oo Masar ay la damacsantahay biyo xireenka Nile

Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay hadal guux badan ka kicyay gudaha waddanka Itoobiya. Trump ayaa tilmaamay in Masar ay burburin karto.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xukuumadda Rooble

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw codkooda kalsoonida siiyey xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Rooble uu soo dhisay dhawaan. Ajendaha.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Poland oo laga helay xanuunka Coronavirus

Warsaw-KNN-Wasaaradda caafimaadka dalka Poland ayaa xaqiijisay in madaxweynaha dalkaas  Andrzej Duda laga helay xanuunka caalamka ku faafay  ee Coronavirus. Madaxweyne Duda oo 43.

Read More
Somali News

Doorasho baarlamaani ah oo ka bilaabatay dalka Masar

Qaahira-KNN-Doorasho baarlamaani ah ayaa ka bilaabatay dalka Masar ayadoo lasoo dooranayo xildhibaanadda aqalka hoose ee dalkaas. Doorashadaan oo noqonaysa tii ugu horeysay ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (24-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (24-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (24-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Saraakiil ka socota Kenya oo maanta ku wajahan Ceelwaaq iyo wararkii u dambeeyey

Ceelwaaq-KNN-Waxaa maanta degmada Ceelwaaq lagu wadaa in ay soo gaaraan saraakiil ka socota ciidamada Kenya, kuwaas oo halkaasi kullan gaar ah kula qaadan.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya wasiirrada magacaaban

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codkooda kalsoonida u qaadaya xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Rooble uu soo dhisay dhawaan. Xildhibaanada.

Read More
Somali News

Kenya oo Jubbaland ku wareejisay seddax ka mid ah dadkii ay ka afduubatay Gedo

Ceelwaaq-KNN-Wararka aan heleyno xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in dib xorriyadooda ay u heleen seddax qof oo ka mid ahaa dadkii dhawaan.

Read More