Day: October 24, 2020
Somali News

Xiisad ka dhalatay hadalkii Trump ee biya xireenka Nile oo cirka isku sii shareertay

Dowladda Itoobiya ayaa ka dalbatay Mareykanka inay sharaxaad ka bixiyaan hadal ka soo yeeray madaxwayne Donold Trump. Qoraal ay soo saartay wasarada arrimaha.

Read More
Somali News

Gaalkacyo: Golaha deegaanka oo doortay duqa degmada iyo ku xigeenkiisa

Waxaa galabta koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka dhacday doorashada guddoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo ay soo doorteen golaha.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {24-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {24-10-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (24-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- C/qani C/llaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (24-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Sawirro: Wasiirrada cusub oo galabta yeeshay kulankii ugu horeeyey

Muqdisho-KNN-Golaha wasiirrada xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isugu yimid kulankoodii ugu horeeyey. Kulankaas waxaa shir guddoomiyay ra’iisul wasaare Rooble, waxaana.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay saraakiil ciidan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga u magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo horay u ahaa Taliyaha.

Read More
Somali News

Guddoomiye Mursal oo ka hadlay qorshaha shaqo ee baarlamaankan 10-aad

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maanta shir guddoominayey kulankii codka kalsoonida loogu qaaday golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa ka hadlay.

Read More
Somali News

Gaalkacyo: Doorasho ka bilaabaneysa goor dhaw iyo musharax tanaasulay

Gaalkacyo-KNN-Goor dhaw waxaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhinaca Galmudug ay ka bilaabato doorashada guddoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo.

Read More