Day: November 3, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {03-11-2020}= Suuratu Zukhruf Darsigii 2aad-Q{623}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Somali News

Soomaali badan oo ka qeyb galaysa doorashada Mareykanka

Shacabka ku nool Mareykanka ayaa maanta u dareeraraya goobaha cod-bixinta, ayaga oo dooranaya madaxweynaha xiga ee dalka ee afarta sano ee soo socota..

Read More
Somali News

Weerar Khasaaro badan gaystay oo ka dhacay caasimadda dalka Austria.

Rag hubaysan ayaa weeraray xarumo kala duwan oo ku yaalo bartamaha magaalada Viena ee dalka Austria. Weerarka waxaa ku dhintay ugu yaraan labo.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha mucaaradka Tanzania oo xabsiga loo taxaabay.

Booliska wadanka Tanzania ayaa xabsiga dhigay hogaamiyaha xisbiga ugu wayn ee mucaaradka, kadib markii lagu eedeeyay in uu huriyay muran ka dhashay doorashadii.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (03-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Hadal jeedinta musharixiinta guddoonka Hirshabelle oo maanta bilaabanaysa

Qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa in ay khudbad u jeediyaan xilhibaanada cusub.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in la dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo ilaaladiisa.

Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah utababaran kumaandooska soomaaliya ay  ka fuliyeen degmada Sablaale ee gobolka shabeelada hoose ayay ku.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo iscasilay

Madaxweynihii Maamulka HirShabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegya inuu iska casiley xilkaasi madaxweynaha maamulkaasi. Waare ayaa waxaa uu sheegay in uu isu casiley.

Read More