Day: November 8, 2020
Somali News

Hooyo iyo carruurteedii oo caawa lagu dilay duleedka Warsheekh

Muqdisho-KNN-Inta la xaqiijiyey seddax qof ayaa lagu dilay laba kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar caawa ka dhacay duleedka degmada Warsheekh ee.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {08-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {08-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdimajiid.

Read More
Somali News

Dagaalka Itoobiya oo ka sii daraya iyo Abiy oo shaqada ka eryey saraakiil sare

Addis Ababa-KNN-Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah taliyayaasha ciidamada xili uu sii xoogeysanayo dagaalka ciidamada difaaca Qaranka iyo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (08-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (08-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (08-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilkii la wareegay

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta si toos ah xilkii ula wareegay. Munaasab ka dhacday magaalada Jowhar ee.

Read More
Somali News

Dibadbaxyo lagu diidan yahay guusha Joe Biden oo ka socda magaalooyin ku yaalla Maraykanka

Muqdisho-KNN- Dad caraysan oo taageersan m/weynaha laga guulaystay ee Maraykanka Donald Trump ayaa banaanbax rabashado wata ka dhigaya magaalada Fiinikis oo ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Biden oo xayiraaddii Socdaalka ka qaaday dalal Islaam ah oo Soomaaliya ay ku jirto

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Joe Biden ayaa sheegay inuu xanibaadda ka qaaday dadka kasoo jeeda dalalka Muslimka iyo Afrika ee horey.

Read More