Day: November 8, 2020
Somali News

Libya: Xabaal wadareed laga helay dhulka uu maamulo Khaliifa Haftar

Tripoli-KNN-Meydadka 17-qof ayaa laga soo saaray xabaal wadareed laga helay gudaha dalka Libya. Dadkan ayaa meydadkooda laga helay gobolka ku yaalla galbeedka dalka.

Read More
News in English

Joe Biden wins the presidency America

Washington-KNN-Joe Biden will become the 46th president of the United States, CNN projects, after a victory in the state where he was born.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray doorashada Mareykanka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Joe Bidden iyo Kamala Harris ugu hambalyeeyey guushii madaxtinimo ee doorashadii Mareynkanka ay ka soo hooyeen. “Soomaaliya.

Read More
Somali News

Khasaare nafeed oo ka dhashay weerarro ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Wararka aan saakay ka heleyno waqooyiga gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in weerar ay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba.

Read More
Somali News

Qaar ka mid ah madaxda dunida oo war ka soo saaray doorashada Mareykanka

London-KNN-Hoggaamiyeyaal siyaasadeed ayaa billaabay in ay u hambalyeeyaan Joe Biden oo ku guuleystay doorashada madaxtinimada Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha Canada, Justin Trudeau, wuxuu yiri,.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ra’iisal wasaaraha UK Boris Johnson oo war ka soo saray doorashada Joe Biden

London-KNN-Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa codkiisa ku biiriyay hoggaamiyayaasha caalamka ee u hambalyeeyay Joe Biden iyo Kamla Haris. Ra’iisal wasaare Boris.

Read More
Somali News

Akhriso: Donald Trump oo soo hadlay ‘weli doorashadu ma dhamaan’

Washington-KNN-Waxaan helnay warbixin uu soo saaray Donald Trump oo la sheegay in uu ciyaaraha golf ku dheelayo xaruntiisa Virginia, xilligii uu soo baxay.

Read More