Year: 2020
Somali News

Puntland oo Maxkamad soo taagtay odayaal ku xirnaa Boosaaso

Boosaaso-KNN-Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta u fariisatay gar-maqalka dacwad loo haysto shan oday oo Puntland ay ku xirtay magaalada Boosaaso,.

Read More
Somali News

Taliyihii Xabsiga Dhexe oo xilkii laga qaaday iyo mid kale oo la magacabay

Muqdisho-KNN-G/Sare Aadan Xuseen Kulmiye ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana xilkii laga qaaday taliyihii Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdillahi Maxamad Cali :- Farsamadii:-Iqra Axmad.

Read More
Somali News

Maxaa Turkiga ka dhigay cadowga Al-Shabaab?

Muqdisho-KNN-“Turkiga wuxuu ku guuleystay inuu dhiso ciidamo Soomaali ah oo dagaallo ba’an la galay Al-Shabaab, gaar ahaan howlgalladii ka dhacay Shabeellaha Hoose”, sidaas.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-01-2020}=Suuratu Xaj=Darsigii-03Aad-Q{416}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

20 dagaalame oo Shabaab looga dilay Shabeellada Hoose

Afgooye-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Danab ay howlgallo ka.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Kheyre iyo Macalin Maxamuud?

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wasiirka arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sebriye ayaa xalay hooygiisa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay hoggaamiyaha Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud.

Read More
Somali News

Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabtay inay tijaabi doonto gantaalo casri ah.

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Ki Jong-un ayaa sheegay in dalkiisa uu tijaabin doono gantaalo casri ah kadib markii uu idlaaday waqtigii uu ku ekaa.

Read More
Somali News

Mareykanka oo Iran ku eedeeyay weerar lagu qaaday safaaradiisa Ciraaq.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjabay in ay bixin doonto qarashaadka ku baxaya qasaarihii ka dhashay weerar lagu qaaday safaarada uu.

Read More