Month: January 2021
Somali News

Ciidamada ka tirsan dowladda oo gaaray hotel Afrik iyo rasaas weli la maqlayo

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo hotel Afrik ayaa sheegaya in ciidamada sida gaar ah u tababaran ee Haramcad ay gaareen hotelka ay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (31-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More
Somali News

Qarax iyo dagaal toos ah oo ka socda hoteel ku yaala Muqdisho

Qarax uu weerar xigay ayaa goordhaw ka dhacay Hoteel Afriik oo u dhow Garoonka Diyaaraha ee magaalada muqdisho. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan.

Read More
Somali News

Sh\Hoose:Carruur ku geeriyootay Walxa Qarxa oo ay Ku Ciyaarayeen

Wararka Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso deegaanka Galweyn ee Hoostaga degmada Shalan-bood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya halkaasi uu.

Read More
Somali News

Hirshabeelle oo ku dhowaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Golaha waiiradda ee Hirshabeelle oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub

Wasaarada Caddaalada Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Safsafaarada Turkiga ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis la xiriira sidii dowladda Turkiga ay u horumarin laheyd.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo James swan?

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo Madax ka socotey.

Read More
Somali News

Warbixin: Maxay yihiin Caqabadaha ku hor-gudban Shirka ka dhacaya Dhuusamareeb?

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir deg deg ah isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacaya.

Read More
Somali News

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Bakool

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Garasweyne oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray Ciidama xoogga  Qeybta 60-aad.

Read More
Somali News

James Swan oo gaarey Kismaayo iyo ujeedka

Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaareyn magaalada Kismaayo ee xaruunta dowlad goboleedka Jubbaland, isagoona wada hadallo.

Read More