Day: February 2, 2021
Somali News

Saraakiisha afgembisay Mayanmaar oo loogu hanjabay cunaqabateyn

Naypyitaw-KNN-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku hanjabay inuu cunaqabatayn xoog leh saari doono saraakiisha ciidamada afgambiga ku qabsaday talada wadanka Mayanmaar. War kasoo.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha mucaaradka Ruushka oo maxkamad lasoo taagay

Moscow-KNN-Maxkamad ku taala magaalada Moskow ee caasimada dalka Rushka ayaa maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan hogaamiyaha mucaaradka dalkaas Alexei Navalny. Dacwad oogayaasha ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (02-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (02-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axned Madoobe iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee gobolka Galgaduud. Shirka Dhuusamareeb, oo.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal ka dhacay Dhuusamareeb ay ku dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidamada xoogga gaar ahaan Qeybta 21-aad ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal ay ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (02-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {02-02-2021}= Suuratu{mujaadalh} Darsigii 1aad-{686}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (02-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed :-{Daraja}.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo kordhay isku dhaca dhexmaray ciidamada Kenya iyo Soomaaliya?.

Isbitaal ku yaala Magaalada Mandera ee dhacda Xadka Somalia iyo Kenya ayaa lasoo sheegaya in lagu daweenayo Laba sarkaal oo Kenya ah oo.

Read More