Day: February 2, 2021
Somali News

Taliska booliska Soomaaliya oo xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka G/ Banaadir

Kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay magaalada Muqdisho ka dhaceen qaraxyo iyo dilal qorsheysan ayaa xalay waxaa ay ciidamada ammaanka baaritaano ka.

Read More
Somali News

Q.M oo Itoobiya ka dalbatay in hay’adaha gargaar loo ogolaado inay gurmad geeyaan gobolka Tigray

Guddoomiyaha hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa dowladda Itoobiya ku booriyay in hay’adaha gargaarka u oggolaato inay galaan gobolka.

Read More
Somali News

Golaha ammaanka Qaramada Midoobey oo shir ka yeelanaya xaalada Myanmar.

Golaha amaanka Qaramada Midoobey ayaa maanta oo Talaada ah waxaa ay fadhi deg deg ah ka yeelanaya Xaalada guud ee dalka Myanmar oo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (02-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada oo maanta shir ugu furmaya Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu maanta guddoominayaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee qabsoomidda doorashada.

Read More
Somali News

Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland, ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Dhuusamareeb eee gobolka Galgaduud, xili halkaas uu ka furmayo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo xalay madaafiic ku garaacay Dhuusamareeb

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay madaafiic ku garaacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, xili halkaasi ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay Bari

Ciidanka Xoogga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degaanka Dolqooxle, oo ka tirsan tuulada Af-urur ee.

Read More