Day: February 2, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (02-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More
Somali News

Deni oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhinaca dhulka ah ku gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta.

Read More
Somali News

Guddiga kheyraadka ee BF oo diiday xil ka qaadistii gudoomiyaha hey’adda batroolka

Muqdisho-KNN-Guddiga kheyraadka ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa sharic darro ku tilmaamay xilka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyaha hay’adda.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo si adag uga hadlay amni darada Muqdisho iyo dilkii Jeneraal Galaal

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey munaasabad lagu xusaayey 27 sano guuradii ka soo wareegatay markii.

Read More
Somali News

Shirka madaxda DF iyo DG oo galabta ka furmaya Dhuusamareeb iyo wararkii u dambeeyey

Dhuusamareeb-KNN-Galinka dambe ee maanta ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u bilowdo shirka madaxda dowladda federaalka iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo kuwoodii.

Read More
Somali News

Mid ka mid ah saraakiisha ciidamadii Mukhtaar Roobow oo la dilay

Baydhaba-KNN-Warar aan ka heleyno magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen guriga mid kamid ah.

Read More
Somali News

Sawirro: Kulan hadda Muqdisho uga socda Sheekh Shariif iyo gudoomiye Cabdi Xaashi

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow hoygiisa ku booqday guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi..

Read More
Somali News

James Swan oo gaaray Hargeysa xilli uu xumaa xiriirka QM iyo Somaliland

Hargeysa-KNN-Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Ergayka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Read More
Somali News

Waqtiga ay dhaceyso doorashada G/wakiilada ee Somaliland oo la shaaciyey

Hargeysa-KNN-Kulan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen xildhibaanada golaha guurtada Somaliland ayaa waxay isku raaceen in waqtigii ay soo jeediyeen guddiga doorashooyinka Somaliland.

Read More
Somali News

Maxaa guddoomiye Cabdi Xaashi ka baajiyey safarkii Dhuusamareeb?

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya in guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya uu ka baaqday safarkii uu maanta.

Read More