Day: February 3, 2021
Somali News

Mareykanka oo ka carooday rag maxkamada sare ee Pakistan ay sii daysay

Maxkamadda Sare ee Pakistan ayaa amar ku bixisay in xabsiga laga sii daayo afar nin oo dhawaan lagu waayey in ay afduubeen oo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (03-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Sawirro: Shirka Dhuusamareeb oo maanta furmaya iyo kulamo xalay dhex maray madaxda

Dhuusamareeb-KNN-Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug oo ay ku sugan yihiin dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, waxaa xalay ka.

Read More
Somali News

Tallaalka Ruushku sameeyey oo la xaqiijiyey in waxtarkiisu yahay 92%

Natiijo hordhac ah oo ka soo baxday tijaabadii tallaaka Ruushku soo saaray ee ka hortagga fayraska korona ayaa muujisay in talaalkaa oo la.

Read More
Somali News

Taiwan oo Somaliland ka caawineysa horumarinta wax soo saarka beeraha

Is-maamulka Taiwan ayaa billaabaya barnaamij uu xukuumadda Somaliland uga caawinayo kor u qaadidda wax soosaarka beeraha deegaanada Somaliland. Wasaaradda beeraha Somalialnd iyo madaxda.

Read More