Day: February 3, 2021
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (03-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News

Ciidamo badan oo lagu daadiyay wadooyinka deegaanada Puntland

Wararka ka imaanaya deegaanada Puntland ayaa sheegaya in maanta ciidamo ciidamo bafan la dhigay wadooyinka magaalooyinkaasi, waxaana amarkan bixiyay saraakiisha Laamaha Amniga Puntland..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (03-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Saraakiil ka tirsanaa FBI Mareykanka oo toogasho lagu dilay

Labo sarkaal oo ka tirsan FBI Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay halka saddex kalana la dhaawacay Gobolka Florida, kaddib iska horimaad dhaxay subaxnimadii.

Read More
Somali News

Shirka Dhuusamareeb oo goor dhow furmaya iyo wararkii u dambeeyey

Dhuusamareeb-KNN-Shirka Wadatashiga madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa goordhow ka furmaya magaalada Dhuusamareeb, iyadoo shirka uu kadib dhacay waqtigii uu.

Read More
Somali News

RW Abiy Axmed oo farriin u diray shacabkiisa Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay shacabka dalkaas ee ku nool qurbaha inay ka fogaadaan wararka been abuurka ah isla markaana.

Read More
Somali News

Koonfur Galbeed iyo DDS Galbeed oo ku dhawaaqay is kaashi ka dhan ah Al-Shabaab

Jigjiga-KNN-Wafti heer wasiir ah oo ka socda dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaali Galbeed. Waftigan.

Read More
Somali News

Jeneraal Indhacadde oo shaki geliyey cidda dishay Jeneraal Galaal

Muqdisho-KNN-Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo kamid ah saraakiisha xoogga dalka ayaa shaki weyn ka muujiyay qaabka loo dilay Jeneraal Maxamed Nuur Galaal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Dagaal lagu dilay xubno badan oo ka Shabaab ah oo ka dhacay Sh/Hoose

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay ku dileen dagaalamayaal badan oo ka tirsaa Al-Shabaab, kadib.

Read More