Day: February 3, 2021
Somali News

Ciidamada xoogga oo Xudur geeyay gaadiid ku xayirnaa Ceelberde

Ciidamada xoogga dalka oo maalmihii la soo dhaafay howlgal ka dhan Al-shabaab ka waday waddada isku xirta degmooyinka Xuddur iyo Ceelberde oo ka.

Read More
Somali News

Maxay kawada hadleen Muuse Biixi iyo James Swan?

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo saraakiil sar-sare oo ka tirsan hay’adaha WFP iyo UN Women ee Soomaaliya ayaa magaalada Hargeysa.

Read More
Somali News

Xaaladda Bini’aadanimo ee gobolka Tigrey oo laga deyriyay

Xisbiyada mucaaradka dalka Itoobiya ayaa ka digaya masiibooyin bini’aadanimo oo ka dhaca gobolka Tigreega ee waqooyiga dalkaas halkaasoo la sheegay inuu aad u.

Read More
Somali News

Shirkii Dhuusamareeb oo si rasmi ah u furmay iyo wararkii u dambeeyay

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Gal-mudug waxaa goordhow ka furmay Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir iyadoo shirka uu ka.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dhaliil usoo jeediyay madaxweyne Farmaajo

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uusan qaddarin waajibaadka dastuurka uu siiyay Aqalka.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo isku-fidayay deegaano ku yaal dulleedka Dhuusamareeb

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka fuliyeen duleedka magaalada Dhuusamareeb. Howlgalka ayaa xooggiisa ka.

Read More
Somali News

Puntland:Xildhibaano cusub oo la dhaariyay

Kadib kulan ay maanta xildhibaanada baarlamaanka Puntland ay ku yeesheen magaalada Garoowe ayaa lagu dhaariyay 8 xildhibaan oo cusub, kuwaasi oo ka mif.

Read More
Somali News

Shiinaha: Ma ogolin cune-qabateyn la saaro Saraakiisha Ciidamada Myanmaar

New York-KNN-Danjiraha Maraykanka ee QM ayaa ka biyo diiday in Golaha QMM uu cunaqabatayn saaro dalka Myanmaar oo ay dhawaan ciidamada dalkaas afgambi.

Read More
Somali News

Maraykanka oo Gacanka Beershiya kala baxay markab dagaal oo ka joogay

Washington-KNN- Waaxda difaaca Maraykanka ee Pentagonka la yiraahdo ayaa xaqiijisay in markab nooca dagaalka ah oo taagnaa gacanbiyood Pershiya uu hadda ka dhaqaaqay.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (03-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More