Day: February 5, 2021
Somali News

Dib u dhac ku yimid kulankii baarlamaanka ee uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo

Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Iclaamiyay ee 5-ta bisha oo ku beegan maanta , kaas.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo kordhay shirka ka socda Dhuusamareeb?.

Shirka wadatashiga ee ka soconaya Dhuusamareeb ayaan wali isfaham guud laga gaarin, waxaana ilaa xalay  shirka ka maqanaa  Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo.

Read More
Somali News

Galmudug oo ka hadashay hoobiyaal xalay lagu garaacay Dhuusamareeb

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howgal qorsheysan oo ay xalay ay  fuliyeen waxa ay nolosha kusoo qabteen  dagaalameyaal  ka tirsan  Al-shabaab oo xalay  in.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo xalay markale hoobiyaal ku garaacay Dhuusamareeb

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay mar kale weerar hoobiyeyaal ah ku qaaday magaalada Dhuusamareeb oo shirka wadatashiga ah ee madaxda dowlada federaalka,.

Read More